HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Hiiraan

Dhageyso:-Ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo Al-Shabaab ayaa waxaa ay  ku dagaalameen deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa yimid kaidb markii ciidamo Itoobiyaan ah oo ka yimid Gobolka Galgaduud ay Al-Shabaab Wadada u galeen xili ay marayeen inta u dhaxeysa deegaannada Ilkacade iyo Ceel-Gaal ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo Al-Shabaab ayaa waxaa ay  ku dagaalameen deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Dagaalka ayaa yimid kaidb markii ciidamo Itoobiyaan ah oo ka yimid Gobolka Galgaduud ay Al-Shabaab Wadada u galeen xili ay marayeen inta u dhaxeysa deegaannada Ilkacade iyo Ceel-Gaal ee Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegeen in dagaalkaas ay ku gubeen Gaari ay lahaayen Ciidamada Itoobiya balse waxaa Warkaas beeniyay taliska ciidanka Booliska Baladweyne.

Taliyaha Qeybta Booliiska Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in dagaalkaas khasaaro farabadan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab isla markaana uusan jirin warka ka soo baxay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts