HomeWararSawirro:-Gudoomiye ku xigeenka Amniga G/Banaadir oo u kuurgalay amniga 4 Degmo oo...

Sawirro:-Gudoomiye ku xigeenka Amniga G/Banaadir oo u kuurgalay amniga 4 Degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiye ku Xigeeka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolkq Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Mohamed Tuulah ayaa kormeerkisa ka bilaaway Degmada Waaberi ee Gobolka Waxaana halkaasi uu kula qaatay Madax Maamulada Degmooyinka Shir looga hadlayay Xaalada Amni, Diriseynta, iyo Baahyadda Adeegyadda Aasiga ah ee ka jira degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag, Xamar Jajab iyo Waaberi oo isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku Xigeeka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolkq Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Mohamed Tuulah ayaa kormeerkisa ka bilaaway Degmada Waaberi ee Gobolka Waxaana halkaasi uu kula qaatay Madax Maamulada Degmooyinka Shir looga hadlayay Xaalada Amni, Diriseynta, iyo Baahyadda Adeegyadda Aasiga ah ee ka jira degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag, Xamar Jajab iyo Waaberi oo isku ah Qeybta Waliyow Cadde ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaasha degmooyinka, Taliyaasha qeybta, Taliayaasha saldhigyadda, Lataliyaasha Amniga iyo Siyaasada iyo Agaasimeyaal ayaa ka qeyb galay kulanka iyo Kormeerka Shaqo, waxaana ay Guddoomiye Tuulax isdhaafsadeyn xogta degmooyinka iyo baahyadda ka jira.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa u balan qaaday Xubnaha shirka ka qeyb galay in Maamulka Gobolka Banaadir uu wax weyn ka qaban doono Caqabadaha ay soo gudbiyeen degmooyinka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha ayaa waxaa uu booqasho ku tagay dhammaan Xarumaha Degmooyinka Hodan, Howl-wadaag, Xamar Jajab, iyo Waabari, waxaana uu Xog-wareystay Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Xafiisyadda Hanaanka Shaqada Degmooyinka Gaar ahaan Amniga iyo Dariseynta, waxaana uu ku booriyay in ay sii laba jibaaraan howlaha ay bulshada u hayaan.

Intii uu ku jiray Kormeerka waxaa uu Guddoomiye Tuulax uu la kulmay dhalinyaro kubadd ku ciyaareysa Garoobka Degmadda Hodan kuwaas oo uu la qaatay watigooda, lana ciyaaray Kubadda koleyga oo ay ku guda jireyn, waxaana dhilinyarada ay oga Mahadceliyeen sida uu u farxad geliyay Guddoomiyaha.

- Advertisement -

Dhammaad

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts