HomeWararWeerar Caawa Fiidkii ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso

Weerar Caawa Fiidkii ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa fiidkii uu weerar ka dhacay duleedka Magaaladaas. Rag hubeysan ayaa la sheegay in ay weerareen Saldhig Ciidamo ka tirsan Puntland ku leeyihiin deegaanka  Sugurre ee duleedka Boosaaso halkaas oo ay fariisin ku leyihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland. Weerarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa fiidkii uu weerar ka dhacay duleedka Magaaladaas.

Rag hubeysan ayaa la sheegay in ay weerareen Saldhig Ciidamo ka tirsan Puntland ku leeyihiin deegaanka  Sugurre ee duleedka Boosaaso halkaas oo ay fariisin ku leyihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland.

- Advertisement -

Weerarka ayaa goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu markii hore ku bilaawday madaafiic basle markii dambe uu isku bedelay mid toos ah iyada oo aan la garaneyn ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay weerarkaas.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkaas,iyaga oo sheegay in ay ku qaadeen deegaankaas fariisinka ay Ciidamada Puntland ku leeyihiin weerar isugu jiray madaafiic iyo dagaal toos ah.

Weli Saraakiisha Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland kama hadlin dagaalkaas ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts