HomeWararSawirro:-Gudoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasada G/Banaadir oo hubiyay xaalada Amni ee...

Sawirro:-Gudoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasada G/Banaadir oo hubiyay xaalada Amni ee Xarunta Dowladda Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulaahi Maxamed Tuulah ayaa howla kormeer ah ku sameeyay qeybaha laga soo galo xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar iyo Koonralooadooda oo ay ku suganyihiin Ciidamada Amniga gaar ahaan Ciidamada Boliiska Soomaaliyed. Gudoomiye Tuulax ayaa inta uu kormeer kujiray waxuu warbixin amniga ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulaahi Maxamed Tuulah ayaa howla kormeer ah ku sameeyay qeybaha laga soo galo xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar iyo Koonralooadooda oo ay ku suganyihiin Ciidamada Amniga gaar ahaan Ciidamada Boliiska Soomaaliyed.

Gudoomiye Tuulax ayaa inta uu kormeer kujiray waxuu warbixin amniga ku saabsan ka dhageystay  Taliyaha Xarunta Aqalka Dowlada Hoose Xamar Axmed Baashane, waxaana uu hufan u qeexay in Ciidanka Illaalada Xarunta Gobolka ay si wanaagsan u gutaan waajibaadkooda.

- Advertisement -

Mudane Tuulax ayaa sii wadi doona kormeerada Xafiiska sida gaarka ah u hoosyimaada Maamulka gobolka Banaadir,waana tallaabadii ugu horeysay ee amniga la xiriira ee uu sameeyay gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee Maamulka gobolka Banaadir.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts