HomeMaqalDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Intii qof Soomaaliyeed uu xiran yahay Xukuumaddu ma nasan doonto”

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Intii qof Soomaaliyeed uu xiran yahay Xukuumaddu ma nasan doonto”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo soo dhaweeyay 42 Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay dalka Hindiya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaaleyso siideynta kuwo kale oo weli xiran. Waxa uu sheegay in marnaba aysan nasan doonin inta qof Soomaali ah uu ku xiran yahay dalka dibadiisa,isla markaana ay qeyb ka aheyd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo soo dhaweeyay 42 Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay dalka Hindiya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaaleyso siideynta kuwo kale oo weli xiran.

Waxa uu sheegay in marnaba aysan nasan doonin inta qof Soomaali ah uu ku xiran yahay dalka dibadiisa,isla markaana ay qeyb ka aheyd balan qaadkii ay horay u sameeyeen.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Gacmaha isqabsadaan si ay guulo u  gaaraan.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa horay dalka ugu soo celisay muwaadiniin soomaaliyeed oo ku xirnaa qaar ka mid ah Wadamada Caalamka,waxana dadkaasi ugu dambeeyay 42 Ruux oo ku xirna dalka Hindiya balse haatan dalkooda Soomaaliya lagu soo celiyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts