HomeWararDEG DEG:-Diyaarado Helicoptor ah oo qaadaya dhaawacyadi AMISOM iyo dagaalka oo...

DEG DEG:-Diyaarado Helicoptor ah oo qaadaya dhaawacyadi AMISOM iyo dagaalka oo si xoogeystay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wariyaha Radio Dalsan ee Afgooye ayaa soo sheegaya in hadda la qaadayo  Dhaawacyada Ciidamada AMISOM ee ka soo gaaray qarixii lagula  Eegtay Wadada Lafoole. Khasaaro Aad u weyn ayaa soo gaarey Ciidamada AMISOM Sida wararku Sheegayaan Waxaa Xiran Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabelaha Hoose. Amisom ayaa dhanka kale la sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wariyaha Radio Dalsan ee Afgooye ayaa soo sheegaya in hadda la qaadayo  Dhaawacyada Ciidamada AMISOM ee ka soo gaaray qarixii lagula  Eegtay Wadada Lafoole.

Khasaaro Aad u weyn ayaa soo gaarey Ciidamada AMISOM Sida wararku Sheegayaan Waxaa Xiran Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabelaha Hoose.

- Advertisement -

Amisom ayaa dhanka kale la sheegay in ay iyana halakasi ku leysay Arday farabadan xili ay ka soo baxeen Iskuul ay dhiganayeen.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts