HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee weerar ka dhacay duleedka Muqdisho

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee weerar ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamo la aaminsan yihiin in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa saakay waxa ay Wadada u galeen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM xili ay marayeen meel aan ka fogeyn inta u dhaxeysa Carbiska iyo deegaanka Lafoole ee duleedka  Muqdisho. Al-Shabaab ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in Ciidamada AMISOM  Gadiidkooda ku rideen Qoryaha Garabka laga tuuro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo la aaminsan yihiin in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa saakay waxa ay Wadada u galeen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM xili ay marayeen meel aan ka fogeyn inta u dhaxeysa Carbiska iyo deegaanka Lafoole ee duleedka  Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in Ciidamada AMISOM  Gadiidkooda ku rideen Qoryaha Garabka laga tuuro walow la sheegin in aysan la helin.

- Advertisement -

Intaasi ka dib waxaa bilaawday dagaal u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM iyo raggii Wadada u galay ee Al-Shabaab.

Ciidamada Amisom ayaa afarta jiho u riday rasaas farabadan oo ka dhacayay qoryaha u saaran dusha sare ee Baabuurta, halka Shabaab ciidankooda rasaasta ay la beegsanayeen gaadiidka Amisom.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in uu jiro khasaaro dhimashada 16 ruux ah oo ay ciidamada AMISOM dileen dagaalka ka dib sidoo kale  dhaawac dad saarnaa Gaadiidka dadweynaha oo Wadada marayay.

- Advertisement -

Xaalada goobtii lagu dagaalamay ayaa haatan degan, waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo hadda Goobta Gacanta ku haya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts