HomeWarar(SAWIRO): Ugu yaraan 6 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay agagaarka...

(SAWIRO): Ugu yaraan 6 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gaari miineysan ayaa Barqanimadii maanta  ku qarxay agagaarka Hotelka Wehliye ee Degmadda H/wadaag ee magaalladda Muqdisho. Ugu yaraan 6 qof oo uu ku jirey wiil yar oo Baalshle ah ayaa ku geeriyootay, waxaana ku dhaawacmay 22-qof oo dhamaantooda la dhigay Isbitaalka Madiina. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dadka geeriyooday ku jireen dad lugeynayey iyo kuwo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gaari miineysan ayaa Barqanimadii maanta  ku qarxay agagaarka Hotelka Wehliye ee Degmadda H/wadaag ee magaalladda Muqdisho.

Ugu yaraan 6 qof oo uu ku jirey wiil yar oo Baalshle ah ayaa ku geeriyootay, waxaana ku dhaawacmay 22-qof oo dhamaantooda la dhigay Isbitaalka Madiina.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dadka geeriyooday ku jireen dad lugeynayey iyo kuwo ku sugnaa goobaha ganacsiga ee kaabiga ku haya Hotel Wehliye.

Taliyaha Boliska Gobalka Banaadir, Maxamed Daahir ayaa Saxaafadda u sheegay inay dad rayid ah ku geeriyoodeen, kuna dhaawacmeen, wuxuuna xusay inay ku raad joogaan dadkii ka dambeeyey qaraxaasi, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waa Qaraxii Labaad ee saakayto ka dhacay magaalladda Muqdisho, iyadoo kii ugu horreeyey uu ka dhacay Xero ay Ciiddanka ku leeyihiin Wershaddii hore ee Nacnaca oo ku taalla Degmadda Wadajir.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sii-hayaha Wasiirka Kalluumeysiga ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Cumar Caymooy ayaa beeniyey in Qaraxaasi isaga lala maaganaa.

Wasiirka oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inuusan isagu ku sugnayn halka uu Qaraxu ka dhacay, bale waxa uu xusay in 2 ka mid ah Ilaaladiisa ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay nawaaxiga Hotelka Wehliye.

17265165_1889904601268608_6054462007400622914_n

  

At least two civilians were killed and three others wounded in today's explosions [EPA]

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts