HomeWararFAAHFAAHIN :Qayaxyada oo lala beegsaday Hotel Wehliye

FAAHFAAHIN :Qayaxyada oo lala beegsaday Hotel Wehliye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wariyayaasha Radio Dalsan oo gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa soo sheegaya in 2 qarax oo nuuca gawaarida loo adeegsaday ah waxaa lagu dhuftay afaafka hore ee hotel Wehliye. Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday gaari uu lahaa wasiirka kaluumeysiga oo yiilay afaafka hore ee hotelka . Wariyayaashena ayaa so sheegaya in wasiirku ka maqnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wariyayaasha Radio Dalsan oo gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa soo sheegaya in 2 qarax oo nuuca gawaarida loo adeegsaday ah waxaa lagu dhuftay afaafka hore ee hotel Wehliye.

Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday gaari uu lahaa wasiirka kaluumeysiga oo yiilay afaafka hore ee hotelka .

- Advertisement -

Wariyayaashena ayaa so sheegaya in wasiirku ka maqnaa xiligaas gaariga uuna gaariyooday darawalkiisa iyadoo ay dhaawacmeen qaar ka mid ah ilaaladiisa .

Ciidamada NISA ayaa gaaray goobta qaraxu ka dhacay oo xiray wadooyinka .

La soco wixi so kordha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts