HomeWararKismaayo: Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku dhigay qaraxyo lagu aasay Kismaayo

Kismaayo: Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku dhigay qaraxyo lagu aasay Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa ku waramaya in howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen xaafadaha magaaladaas ay ku soo qabteen walxaha qarxa oo lagu aasay gudaha Kismaayo. Ciidanka nabad sugida ee Jubbaland ayaa xaafada Farjano oo kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo waxaa ay ka soo qabteen Miinooyinka nuuca laga hago […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa ku waramaya in howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen xaafadaha magaaladaas ay ku soo qabteen walxaha qarxa oo lagu aasay gudaha Kismaayo.

Ciidanka nabad sugida ee Jubbaland ayaa xaafada Farjano oo kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo waxaa ay ka soo qabteen Miinooyinka nuuca laga hago Rumuudka, iyadoo saraakiisha maamulka Jubba ay shegeen in qaraxyadaasi la damacsanaa in laga fuliyo Kismaayo, waxna lagu gaarsiiyo dadka shacabka ee dagan xafada laga qabtay walxahaasi qarxa.

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo hore waxaa uga dhacay qaraxyo masuuliyadoodu ay sheegteen Al-shabaab, oo ay ka dhasheen waxyeelo dhimasho iyo dhaawac,waxaana saraakiisha Jubbaland dhoor jeer magaaladaas lagula eegtay Qaraxyo loo dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts