Maxamed Xuseen Rooble Ra’uusul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay ka kooban yihiin 15 xubnood kuwaaasi oo dowladda dhexe ku matalaya guddiyada doorashooyinka.
Hoos ka aqriso Warqadda magacaabista