Xubnaha Aqalka sare ayaa Maanta kulan uga furmay Magaalada muqdisho,waxaan la horgeeyay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka kaas oo ay horay u ansixiyeen Xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya.
wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa Xubnaha Aqalka Sare markii labaad maanta horgeeyay kaas oo la filayin in ay Maanta ansixiyaan.
Sharcigaan oo horay u soo maraya Wadatashiyo badan ayaa markii dambe ay ansixiyeen Xubnaha golaha Shacabka iyada oo uu soo dhaweeyay ansixintaas Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.comÂ