Xildhiban Cabdullaahi Aadan Shaacir Oo Ka Mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Ayaa hadlkan ku Sheegay Wareysi Uu siiye Radio Dalsan Waxa Uu Tilmamay Xildhibanku in aana Marna La Qaadan Karin Dhibateynta dadka shacbka
Waxa Uu Booqasho Ugu Tagay Xildhiban Cabdullaahi Aadan Shaacir Qoysas Reer Miyi Ah Oo Sameyse Duqeyn Ay Geesteen Ciidamo Mareekn ah.
Waxa Uu Sidoo Kale Intaasi Ku Daray In Mgdhw Laga Qadi Doono Cid Kasta Oo Dhibata Ugeesta Shacabka Ay Iyagu Matalan.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka