Siddeeddii Xildhibaan ee Puntland xasaanadda ka qaadday ayaa  beesha Caalamka iyo Maxkamadda Adduunka ee ICJ u  diray Warqad ashtako ah, oo ay ku sheegeen in lagu Xadgudbay.
Xildhibanada ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu cabburin ku hayo Xildhibaanada, iyagoo sheegay in ay la xisaabtan ku sameyeen Xukuumadda, taasi darteedna loo beegsaday.
        Hoos ka Aqriso War-qadda