Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya aya barri waxaa ay yelan doonan kulan xasaasi ah.
Barrito o Sabti ah Taariikhdu ay ku beegan tahay 26-sep-2020 ayaa waxaa la filayaa in kulanku uu dhaco, waxaana xildhibaanada lagu wargaliyay in ay berrito soo xaadiraan kulanka oo ah mid ka duwan kulamadii hore.
Ajendaha kulanka ayaa ah U Codeynta Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Xildhibaanada BFS ee 2020/21.