Odayaal iyo waxgar kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayaa sheegay in ay cabasho ka yihiin guddiga dhameystirka xeerarka doorashooyinka oo ay sheegeen in ay xaqoodii kaga maqanyahay.
Waxgaradkaan ayaa tilmaamay in dowladihii hore ay xaqooda duudsiiyeen isla markaana haatan ay ka dalbanayaan madaxa dowladda gaar ahaana madaxweyne Farmaajo oo ay ka dalbadeen in uu si hoose u eego arrinkaa.
Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayay ugu baaqeen in ay ka shaqeeyaan sidii ay u heli lahaayeen xaqa ka maqan maadaama iyagu ay yihiin Siyaasiyinta ku metela dowladda Fedraalka.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka  Â