Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxman Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa u tagay Magaalada Gaalkacyo Xalinta Dagaalo ku soo laab laabtay Magaaladasi.
Dagaalada ayaa u dhaxeeyay Ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland waxa dagaalkii ugu dambeeyay uu shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.