Wasiirka Cadaalada Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Barre  ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif Xassan Sheikh Aadan uu Jabiyey Dastuurka iyo Sharciga uyaal Mamulka  Koonfur Galbeed islamarkaana uu Dayacay Masuuliyadi Loo igmaday.
Axmed Maxamed Bare Wasiirka Cadaalada waxaa uu sheegay in Eysan Jirin Xuquuq Siyaasi ah oo ay Leeyihiin Xildhibaanada iyo Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo eysan Xitaa Shaqa ah kasocan Magaalooyinka Waa Ween ee Koonfur Galbeed.
Hadalkaan Waasirka Cadaalada Koonfur Galbeed ayaa imaanaya Xili Dhawaan ay soo Shaac Baxday inuu Socdo Mooshin ka Dhan ah Madaxweyne Shaariif Xassan  oo ay Wadaan Xubno Katirsan Baarlamaanka Maamulkaas.