Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka Kalluumaysiga Maamulkaasi Puntland  Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Cabdirasaaq Jaamac.
Sababta labadaas Mas’uul shaqada looga joojiyay ayaa warar hoose waxaa ay sheegayaan in ay tahay kaddib markii Wasiirka Kalluumaysiga Maamulkaasi Puntland  Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Cabdirasaaq Jaamac ay dorraad ku dhex dagaallameen Wasaaradda gudaheeda.
Hoos ka aqriso Warqadda shaqa joojinta