Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in ay jiraan Hotelo lagu sameeyo waxaybo aan ogolyn diinta Islaamka,isal markaana tallaabo sharci ah laga qaadi doono.
Masuuliyiinta Wasaaradda oo shir Jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaraddu ay Gacan bir ah ku qaban doonto Hotealda ku howlan sameynta waxyaabaha aan ogoleyn Diinteena Islaamka.
Goordhow la socda shirka Jaraa’id ee Wasaaradda.