Madaxweyne-ku-xigeenka Dowlad-gobaleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) ayaa soo saaray Wareegto uu ku magcbay Guddi baqaritaan ku samayn doona Dhacddii bishan 14-dii lgu xiray Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Maamulkaasi,asiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Maamulkaasi, Maxamed Maxamuud Guure .
Ilaaladda Wasiirkaasi ayaa la sheegay in la xiray, kadib, markii lagu eedeeyey inay rasaas ku fureen goobta Doorashadda.
Wasiirka ayaa markii dambe beeniyey arrintaasi.
HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDA: