Wasiirka Amniga Qaranka, Maxamed Abuukar Islow ayaa so osaaray Wareegto uu ku magacaabay Afhayeenka cusub ee Wasaaradaasi.
Afhayeenka la magacaabay ayaa lagu magacaabaa  Axmed Maxamuud Maxamed “ Sayid Axmed Carabâ€, waxaana xilka laga qaaday Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Amniga Qaranka, C/kaamil Macallim Shukri.
Dhinac kale, Afhayeenka Cusub ee Wasaardda Amniga Qaranka waxa uu horey u ahaa Afhayeenka Laamaha Ammaanka ee Dowlad-gobaleedka Jubba.
Halkan ka akhriso Wareegtadda lagu mgacaabay Afhayeenka Cusub ee Wasaaradda Amniga Qaranka.
©Radio Dalsan