Guddiga Federalka ee Doorashadda Dadban ayaa sheegay inay iyaga oo keliya ku dhawaqi karaan Xilliga la qaban doono DoorashaddaΓΒ Aqalka Sare ee Beelaha Somliand.
Arrintan ayaa soo baxday, iyadoo lagu waday inay maanta codeeyaan Musharixiinta Beelaha Waqooyi ee ka mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.
Halkan ka akhriso War Saxaafadeedka Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka DadbanΓΒ oo lagu daabacay Barta Twitterka ee Guddigaasi.