Hadalkaasi ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, oo lagu cambaaraynayo qarixii shalay ka dhacay ka dhacay Muqdisho ee ay dadka badan ku geeriyoodeen, Â kuna dhaawacmeen.
“Dowladda Turkiga waxay mar kale ku celinaysaa inay Taageero la garab taagan yihiin Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed†ayaa lagu yiri Qoraalkaasi.
Dhinaca kale, Dowladda Turkiga waxay tacsi u dirtay Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen qaraxaasi.