Waxaa Goordhow Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ka Bilaaban doonta Doorashada Guddoonka  Baarlamaanka maamulka Galmudug.
Ku dhawaad 7-Musharax oo ayaa u taagan qabashada xilka guddoonka baarlamaanka maamulka Galmudug kuwaas oo 3 ka mid ah ay u tartamayaan guddoomiyaha halka inta kalana ay u tartamayaan ku xigeenka koowaad iyo ku xigeenka 2-aad
Musharaxiinta ayaan kala ah
1: Dr. Maxamed Nur Gacal,
2: Cabdinasir Aaden Cismaan
3:Â Cabdullaahi Axmed Calasow
Oo u wada tartamaya gudoomiyaha baarlamaanka ,Sidoo kale Saadaq Sheekh yuusuf iyo Cabdullaahi Xersi Maxamed ayaa u wadatartamaya ku xigeenka koowaad,ku xigeenka labaadna waxaa u tartamaya Axmed Maxamed Maalin iyo faaddumo Cabdi Cali.
Halkaa Ka Daawo Muuqaalka