Waxaa haatan magaalada Dhuusa Mareeb ka socota doorashada guddoomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee baarlamaanka maamulka Galmudug
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad waxaa u wada tartamaya Saadaq Sheekh yuusuf iyo Cabdullaahi Xersi Maxamed, halka ku xigeenka labaadna waxaa u tartamaya Axmed Maxamed Maalin iyo faaddumo Cabdi Cali.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka