Waxaa hadda si toos ah Magaalada Heeg ee ay ku taallo Maxkamadda  Cadaaladda  Adduunka uga socoda dhageysiga Dacwadda badda ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliiya.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi maxamed Guuleed Khadar ayaa hadda si toos ah khudbadda u jeedinaya, waxaana Maxkamdda ka maqan Dowladda Kenya.
halkaan si toos ah uga Daawo
https://fb.watch/4famXxU-q4/