Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday.
Ninka aya la sheegay inuu toogashada uu istcmaay qori uu sitay uu ku dhawaacay shaqaalihii maqaayada laakin dhaawaca soo gaaray ayuu u geriyooday ayuu raaciyay talaiyaha booliska magaaladaa.
Booliska ayaa waxaa ay sheegeen inuu dilkaa uu ka dabmeeyay in ninkaan aan dalabkiisa loo soo dadajin taana ay keenta inu toogto isla markaan uu gobta uu ka baxsado.
Waxaana sidoo kale ay booiska ay sheegen inay bilaabayaab baaritaano ku saabsan dilkaa.