Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa amanta Cafis u fidiyay tiro Maxaabiis ah ku waas oo Siyaabo kala duwan ugu xirnaa Saldhigyada ku yaalla deegaanada Maamulkaasi Puntland.
Horay ayaa waxa uu Madaxweyne Gaas u magacaabay Guddi soo koreera islamarkaana soo xaqiijiyay dambiyada ay Maxaabiistaas ku xiran yihiin siloo cafiyo.
Maxaabiistaan Cafiska lo fidiyay ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 119 Maxbuus kuwaas oo uu Madaxweyne Gaas loo Cafiyay sababo la xiriira Bisha Barakeysan e Ramadaan aawgeed.
Maxaabiistaan ayaa waxa ay ku xirnaayeen Magaaloyinka Garoowe,Boosaaso iyo waliba Gaalkacyo.