Waxaa goor dhowayd madasha shirka Carabta iyo Islaamka iyo dawladda Maraykanka ee Riyadh soo gaaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxwyene Farmajao ayaa saaka kasoo kicitimay magaalada Muqdishu, waxaana uu isla duhurnimadii ka degay magaalada Riyaadh.
Madaxweyne Trump ayaa booqasho laba maalmood ah ku jooga dalka Sucuudiga isaga oo la kulmay boqorka dalkaasi, waxaa kale oo uu la hadli doonaa hoggaamiyayaasha waddamada Islaamka.
Dhanka kale Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) Madaxweynaha Soamaliya ayaa la kulmi doona Madaxweynaha dalka Mareykanka Trump,iyagoo ka wada hadli doono arimo dhowr ah.
Sawiro