Guddiga Farsamada Maamul u dhhisidda Galmudug oo soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiilada Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Doorashada ayaa lagu sheegay in musharaxa doonayo inuu xubin ka noqdo Baarlamaanka Cusub ee Galmudug inuu buuxiyo 11 shuruudood.
Hoos ka Akhriso Shuruudaha ay soo saareen Guddiga Doorashada.