Shirkadda Telefoonadda ee dalka Imaaraadaka ee ETISALAT waxay maanta ku dhawaqaday inay bedesjhay magaca Shabakadeeda, iyadoo xilligan u bixiysay “ Gov Games Etisalatâ€.
Bishii la soo dhafaay ee March 30-keedii waxay Shirkaddaasi magaceeda u bedeshay Earth Hour Etisalat, si ay taageero ugu muujiso Dhacdo Caalami ah.
Hal-dhega qoraalka Banner-ka ee Shirkadda ayaa ah “One Team, One Spiritâ€, kaasi oo ay wadar ahaan Kooxo ka kooban 168 Maxali, Federal iyo kuwa Calaami ah ayaa dhamasytiri doona Abaalmarinta Lacageed ee ugu sarreysa oo dhan 1 million oo Dirhamka Imaaraadka.
Sannadkan waxaa ku tartamaya 15 koox oo ka kala socda dalal ay ka mid yihiin, Britain, Mraaykanka, Thailand, Armenia, Sacuudiga, Baxrayn, Masar, Jordan iyo Tunisia