Kumanaan shacab ah ayaa lugeynaya wadooyinka muqdisho kuwaa oo koox koox u socda
Waxaana dibadbaxayaashu ay isugu soo urureyn Barxada Taalada Daljirka Dahsoon
Waxaana ay qaar kood socod kumarayaan wadooyinka halboolaha ee Caasimada
Ciidamada dowlada ayaa ka qeyb galaya banaanbaxyadaasi waxaana tan iyo xalay  ay ridayaan rasaas.
Wariyaha Dalsan C/naasir Yuusuf Socdaal ayaa warbxinta soo socota ku eegaya banaanbaxaasi
Halkan Ka dhageyso: