Shabakadda Wararka ee islamhouse.com ayaa shaacisay in Saynis-yahankaasi garwaaqsaday in qeybo ka mid ah Xaqiiqda Cilmiga Sayniska lagu xusay Qur’aanka, iyadoo aqoontaasi la iqtiraacay Qarnigii 20-aadka gudihiisa.
Saynis-yahanka ayaan horey u rumeysnayn Ilaah iyo wax Diin ah, laakiinse waxa uu haatan xaqiiqsaday inay Diinta Islaamka tahay Diinta run ah.
Saynis-yahanka soo Muslimay waxa uu Rabbi ka codsaday inuu ka dhigo qof ku dhigan Diinta Islaamka tan iyo inta uu ka geeriyoonayo.