Maanta ayaa waxaa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Africa ΓΒ lagu qabtay Kulanka Guud ee Golaha Pan-Africa.
Kulanka inta uu socday ayaa waxaa lagu dhaariyay 4 Mudane oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo sirasmi ah ugu biiray Baarlamaanka Baarlamaanada Afrika.
Daawo Sawirada Kulanka Maanta