Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Caawa xili haben ah waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha adan Cadde ee Magaalad Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka.
Wefdiga Wasiirka Ayaa waxaa Garoonka ku sii sagootiyay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wsiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Oomaar,Wasiro iyo xildhibaano.
Wasiir Beyle oo Caawa ka dhoofay Muqdisho ayaa weli la shaacin halka uu ku wajahan yahay.
Goordhow la socda faah faahinta Warkaan.