Inta badan wariyaasha ka howlgalla Magaalada Garoowe ee Xrunta Gobolka Nugaal ayaa Maanta banaanbax ku hordhigay Xarunta Baarlamanka Puntland.
Wariyaasha ayaa waxa ay dalbanayeen in lasii daayo Wariye Cumar Saciid Maxamed (Cumar Dheere), kaasoo maalintii Afaraad ku xiran Magaalada Garoowe.
Qaar ka mid ah Wariayasha oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay Madaxda Puntland ka dalbaden in xi deg deg ah Xurriyadiisa loos iiyo Wariyaha.
Hoos Ka Daawo Sawirrada