Wasiirka arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay dhigiisa dalka india,kadib markii uu gaaray dhawaan halkaas.
Labada Masuul ayaa ka wada hadlaya sidii Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalkaas India dib loogu soo celin lahaa dalkooda Soomaaliya,kadib hehsiis horay uwada dhex maray masuuliyiin ka kala socotay dowladda Sooamaliya iyo India.
Yuusuf Garaad iyo Wafdiga la socda ayaa Maanta booqan doona halka ay ku xiran yihin muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Magaalooyinka kala ah Hyderabad iyo Mumba.
Sawirro