Jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalladda Nairobi waxay Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi.ka bilaabeen Ololihii ugu weynaa oo ay Dhiig ugu deeqayaan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Sabtidii hore ka dhacay Muqdisho.
Dadka dhiigga bixinaya waxay sidii daadka oo kale u muujinayaan sida ay u jecel yihiin inay dhiig ugu deeqaan Dhibananayaasha ay dhaawacyadu ka soo gaareen qarxassi. Dhinaca kale, Soomaalida ku nool Kenya waxay samaysteen Hashtag #KenyansForSomalia.
Hoos Ka Daawo Sawirro