Shirkii Baarlamaanada IGAD uga Socday Magaalada Khartoum dalka Sudan ayaa lagu gaaray heshiis la xariira Xakamaynta Tahriibka Aafeeyay dhalinta Geeska Africa waxaana lagu heshiiyay in heshiiska la horgeeyo dhamaan Baarlamaanada IGAD si loo Meelmariyo.
Dhinaca kale intii uu socday kulanka ayaa looga hadlay qodobo ay mid yihiin.
* Gudniinka Fircooniga, Amniga, Cimilada iyo Saadaasha Hawada ee Wadamada IGAD.
Xafiiska Warfaafinta Golaha Shacabka JFS
Muqdisho-Somalia
[email protected]