Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudaha dalka Masar waxa uu kula kulmay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Masar.
Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada Baarlamaan ee dowladdaha Soomaaliya iyo Msar u dhaxeeya iyo sidii ay u wada Shaqeyn jireen.
Masuuliyiinta ayaa sidoo kale isku soo hadal qaaday sidii Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Masar ay u yeelan lahaayeen xiriir dhinac walbo ah.
Sawirro