Waxaa Goor dhow la soo gabagabeyay kulankii u dhaxeeyay Guddiga Arrimaha Guddaha iyo Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha oo ay Wehliyaan ku simayaasha taliyayaasha Ciidamada Nabad Sugida iyo Booliska.
Kulanka ayaa looga hadlay Dhacdooyinkii Amni darada ahaa ee dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho,gaar ahaan dhacdooyinkii 14-Oct iyo 28 isla bishaan Oct oo kala dhacay Soobe iyo Hotel Naasa-hablood 2.
Guddiga ayaa Su”aalo ka weydiiyay wasiirka iyo Taliyaasha Ciidanka Sida ay wax dhacayn iyo Cidda ka Masuulka ahayd dayaacada dhacday.
Hoos Ka Daawo Sawirrada