Sii-hayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Fred Matangi’I ayaa maanta sheegay in dadka soo abaabula Dibadbaxyadda lagula xisaabtami doono burburka loo geystay Hantida Dadka.
 Waxa kale oo uu mamnuucay Dibadbaxyada lagu qabto Degmooyinka Ganacsi ee magaallooyinka Nairobi, Mombasa iyo Kisumu.
Hoos Ka Daawo Sawirrada