Diyaaaradaan oo  ay soo dirtay dowladda Qatar ayaa goordhow ka soo degatay Garoonka Diyaaradaha adan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Diyaaradan ayaa waxa ay wadaa dawooyin kala duwan taas oo loogu talo galay in lagu daweeyo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.
Dowladda turkiga ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay ee Gurmad Caafimaad la soo gaartay dadka Soomaaliyeed waxana xigay dowladdaha Jabuuti, Qatar Kenya iyo kuwo kale oo balan qaad sameeyay.