Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka soo degtay Diyaarad ka timid dalka Jabuuti oo ka qeyb qaadaneysa gurmadka loo sameynayo dadkii ku waxyeelooby qarixii Soobe.
Diyaaradaan ayaa sida ay soo sheegayaan Wariyaasheena Dhaqaatiir iyo Dawooyin taas oo Gurmadka qeyb ka ah.
Sidoo kale waxaa la sheegay in Diyaaradaan ay sidoo kale qaadi doonto dhaawacyada ugu daran ee ku jira Isbitaalada Magaalada Muqdisho.
Tallaabadan ayaa noqoneysa gurmadkii Saddexaad iyada oo ay Diyaarado ay horay u soo direen dowladdaha turkiga iyo Jabuuti iyo Dowladda Qatar oo ugu dambeysay.
Sawiro