Dab xooggan ayaa Goordhow waxa uu ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla isgooyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.
Dabka ayaa u muuqda mid kusii fidaya goobaha kala ee ganacsi waxaana hadda goobta uu dabka ka kacay  gaaray Gawaarida deb damiska.
Dadka Suuqa ku Ganacsada qaarkood ayaa sidoo kale muujinaya dadaal ay ku doonayaan in demkaasi lagu demiyo si uusan Goobaha kale ugu fidin.
Hoos Ka Daawo Sawirrada debka.