Barqanimadii Maanta ayaa dab waxa uu ka Macau Suuq ku yaalla Bartamaha Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah we Maamulka Galmudug.
Dabka ayaa la sheegay in markii hore uu ka bilaawday goob maqaaxi ah oo Shaah lagu iibiyo isaga oo intaas ka dib ku faafay Goob Shidalka lagu iibiyo oo Goobta ku taalay.
Sidoo kale Wariye Axmed Cadi Salaan Khaliif oo ku sugan Cadaado ayaa soo sheegaya in haatan ay Gubanayaan Bakhaaro ku yaalla Bartmaha Cadaado isla markaana uu geestay dabka khasaaro Hantiyadeed.
Sidoo kale Wararkii u dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in dadweynaha Magaalada Cadaado ays ameynayan gurmad kala duwan si demkaasi loo demiyo.
Hoos Ka Daawo Sawirrada