Boqolaal ruux oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa hadda waxa ay dibadbax ka dhigayaan Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.
Dadka banaanbaxa dhigay ayaa cambaareynaya isla markaana aad iga xun qaraxii dadka badan ay ku dhinteen oo shalay Galab ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku sugan Banaanbaxa,waxaana ka mid ah Gudoomiye ku xigeenka arrimaha buulshada Gobolka iyo ku xigeenka dhanka Maaliyadda iyo masuuliyiin kale.
Haatan waxaa khubad u jeedineysa bananbaxayaasha Gudoomiye Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Maama Jawaahir Barqab.
Wixii ku soo kordha la s ocda