Suldaan Sayidcali Eebbe ha h raxmadee, ayaa ka mid ahaa waxgaradkii wax ka soo xulay baarlamaanka Federalka, ee lagu soo doortay magaalada Cadaado, maamulka Galmudug.
kooxaha dilka geystay ayaa la sheegay iney baxsadeen waxaana suldaanka uu ahaa si gaara ninki soo xulay ergadi soo dooratay xildhibaan Mahad Salad
Suldaan Sayidcali Eebbe ha u raxmadee, wuxuu noqonayaa marxuumkii dhawr iyo labaatanaad, ee lagu dilo Muqdisho, teer iyo markii la soo dhisay baarlamaankan.
Ugaarsiga odayaasha ayaa sii badanyey tan iyo markii ay soo laabteen waxaana u badan kuwa la dilay kuwii soo xulay xildhibaanadi Cadaado iyo Baydhaba.