Wasaaradda Amniga ayaa degaanka Ceelasha biyaha waxa ay kusoo bandhigtay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo ah nooca raaxada.
Gaariga ayaa la dhigay meel ka baxsan wadada dheer ee laamiga iyada oo marka ciidamadu ay arkayeen aysan jirin cid la joogtay oo ciidamadu ay qabteen.
Waxaa ugu dambeyn saacado badan kadib lagu guuleystay in iyada oo aan la qarxin gaariga la fur furo, wasiirka amniga iyo saraakiisha Nabad sugidda ayaa sheegay in ay saacadaha soo socda qaban doonaan shir jaraa’id oo ay uga wabixin doonaan howlgalkooda.